Aleeggad

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Luuq macaanoo haweenku hees hawleedka ku qaadaan.


Aleeggad

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Hees hawleed luuq macaan ku qaadid (haween).


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aleeggad

aleeggadid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg