Aleelatuur
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Nooc faalka ay haweenku dhigaan ka mid ah oo ay aleesha ku faaliyaan.
Aleelatuur
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Aleel ku faalin (haween).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aleelatuur ↴
aleelatuurid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg