Aleelee

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-leeyay, -laysay)

Wax aleel ku qurxin.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aleelee

aleelayn | sandaleelee |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg