Aliindi
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:Dhar gacanta lagu sameeyo, adag, midabbo iyo noocyo badan leh, oo Soomaaliya lagu sameeyo. ld iliindi.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aliindi ↴
iliindi | jiid | shaal | shaalcad |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

