Alluumiiniyam ogsaydh

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dhyo, m.dh)

(kiim.) Budo cad oo aan biyaha ku milmin. Way la falgashaa asiidhada iyo alkaliyadaba sababta oo ah waa laba-eefle.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga alluumiiniyam ogsaydh


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg