Alma-almay

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Cucub ama lucbad ay ilmuhu ku cayaaraan oo qaab aroosad leh.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga alma-almay

alma-almayn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg