Alxaman

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-anmay, -amantay; -anmi)

Wax alxan ku kaabmay noqosho. ld alxanan¹.

Alxaman

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-xannaa, -xannayd)

Wax la alxamay ahaansho. ld alxanan².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga alxaman

alxanan | alxanan | alxanmid | alxannaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg