Amayn
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(kiim.) Iskudhisyo orgaanig ah oo sameysma marka hal ama in ka badan oo atamyada haydarojiin ee amooniyada lagu beddelo koox orgaanig ah.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga amayn ↴
jaamayn | laamayn | raamayn | saamayn | xaaraamayn | xakamayn | astaamayn | astaamayn | calaamayn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg