Ambaqaad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Billowga arrin ama dood taagan; meel ka qaadid, ka bilaabid. ld ambaqaadid.

Ambaqaad

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Ka a.: arrin ama dood taagneyd meel bilaabid; ka wadid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ambaqaad

ambaqaadid | ammin | samayn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg