Ammaagan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gmay, -gantay)Wax la ammaagay noqosho (god, dab iwm). ld amaagan¹.
Ammaagan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-gnaa, -gnayd)Wax la ammaagay ahaansho. ld amaagan².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ammaagan ↴
amaagan | amaagan | ammaagnaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg