ammaanduul
(m.l) (-llo, m.dh)

ld abbaanduul.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ammaanduul

abbaanduul [m.l]
Cilmiga barashada hoggaaminta ciidamada xagga dagaalka. ld ammaanduul.

abbaanduule [m.l] (-layaal, m.l/dh)
1. Qof taliye u ah col duullaan ah. 2. Taliye-xigeenka gaas, guuto, qayb iwm ee ciidamada. ld ammaanduule.

ammaanduule [m.l]
ld abbaanduule.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg