Andaqaad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Dammiin; eedqaad. ld andaqaadid.

Andaqaad

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Wax dammiinasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga andaqaad

andaqaadid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg