Anfariiri
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Cid anfariir ku ridid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga anfariiri ↴
anfariir | anfariirid | anfariirin | hanfariiri | hanfariirid | hanfariirin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg