Anjiina-bektores
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:(daaw.) Xanuun naaska bidix hoostiisa oo ku fida garabka, gacanta bidix iyo surka. Badanaa wuxuu ka yimaadaa shaqo badan oo jirku sameeyo, nasashadana waa lagu nafisaa.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga anjiina-bektores ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

