Anna

Qaabnaxa: Magacuyaal Ebyoon | Pronoun Independent Isrogrogga:

Magacuyaal qofka kowaad oo ka kooban 'ani'iyo 'na'.

Anna

Qaabnaxa: Magacuyaal Ebyoon | Pronoun Independent Isrogrogga:

ld annaga.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga anna

naannaab | naannaab | naannaabi | naannaabid | naannaabin | saangannaan | saangannaansho | taayada | taayada | uufannaa |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg