anshax-xun
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-umaa, -umayd)Qof aan anshax wacan lahayn ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh anshax-xun ↴
anshax-xumaan [m.f.dh]
eeg anshax-xun. ld anshax-xumaansho, anshaax-xumi, anshax-xumo.
anshax-xumow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-maaday, -maatay)
Qof anshax-xun noqosho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg