anshaxdaran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)

Qof aan anshax wacan lahayn ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh anshaxdaran

anshaxdarnaan [m.f.dh]
eeg anshaxdaran. ld anshaxdarnaansho, anshaxdarro.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg