anshaxdarro
(m.dh)Hab xun oo bulshada loola dhaqmo. ld anshaxdarnaan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh anshaxdarro ↴
anshaxdarnaan [m.f.dh]
eeg anshaxdaran. ld anshaxdarnaansho, anshaxdarro.
anshaxdarroo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Ku a.: cid anshaxdarro kula kicid.
anshaxdarrood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg anshaxdarroo.
anshaxdarrow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ooday, -ootay)
ld anshaxdarroo.
ceeb [m.dh]
Sharaf darro ka timaada fal ama hadal anshaxdarro ah oo qof ku kaco. ld ceebaal.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg