Aqalgal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Marka ugu horraysa ee laba qof oo isguursaday oo si rasmi ah guri u wada degay. ld aqalgelid.
Aqalgal
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-alay, -ashay; -geli)Laba qof oo isguursaday markii ugu horraysay si rasmi ah guri u wada gelid. ld aroosgal².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aqalgal ↴
aqalgelid | aroos | aroosad | aroosgal | gashaanti |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg