Aqalsoomaali
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Aqal gembis ah, rarma, oo ka kooban raro, dhigo udbo, saamo iyo xargo oo miyiga Soomaaliya laga dhisto.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aqalsoomaali ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg