aqbo
(m.dh)

ld abqo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aqbo

abqo [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Miro dhuuban, galoolan, dhexda iniino ku leh, quracu bixiyo oo xooluhu cunaan; dhameel. ld aqbo, qabco.

laqbo [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
Fasiridda wax kutub ku qoran la fasiro.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg