Aqoondarnaan
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Xaaladda qof aan cilmi barani ku suganyahay. 2. Xaaladda uu ku suganyahay qof aan wax qori karin waxna akhriyi karin; jaahilnimo; aqoon la'ahaansho. 3. eeg aqoondaran. ld aqoondarnaansho, aqoondarri, aqoondarro.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aqoondarnaan ↴
aqoondarnaansho | aqoondarri | aqoondarro |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg