Arag-qumin

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(daaw.) Awoodda ishu ay ku qumiso dhererka kulmiska bikaacadeeda, ayna u tusto hummaagyo bayaan ah ee walxo yaala fogaanno kala duwan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga arag-qumin


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg