Aragtiinka asaasiga ah ee aljebra
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(xis.) Isle'eq tibxaale kasta oo leh sansaanka a z + a,z + a z ... +a z + a =o, taas oo a , a , a ,... iwm ay yihiin tirooyin murakab ah oo leh ugu yaraan hal xidid oo murakab ah.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aragtiinka asaasiga ah ee aljebra ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg