Ardaa
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-aayo, m.dh)Duggaal kor ka furan, ood ka samaysan, aqallada hortooda laga dhiso oo habeenkii lagu caweeyo ama la seexdo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ardaa ↴
qaar | ardaadhig | ardaadhig | ardaadhigid | ardaaggal | ardaaggal | ardaaggelid | ardaal | ardaalnimo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg