Ardayad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Gabar tacliin nidaamsan oo sanado go'an iyo heerar kala duwan leh ku hawlan. 2. Gabar dugsi quraan dhigata.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ardayad


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg