Argaggixiso
Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:1. Dad hubaysan oo argaggax dadka ku rida ama dila. 2. Naxdin iyo cabsi weyn oo qofka degganaanta ka lumisa.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga argaggixiso ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg