Arratir
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Dhar arradka looga baxo. 2. ld arratirid. ld arrad-tir¹.
Arratir
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)U a.: qof arradan arratirsiin. ld arrad-tir².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga arratir ↴
arrad-tir | arrad-tir | arrad-tiran | arrad-tirasho | arrad-tirid | arrad-tirnaan | arrad-tirnaansho | arrad-tiro |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg