Arrun
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Fariisisinta neef geel ah oo taagan la fariisiyo. ld arrumid.
Arrun
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-umay, -untay; -umi)Neef geel ah oo taagan fariisin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga arrun ↴
arrumid | arrumnaan | arrunnaan | arrunnansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg