arwaaxsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax arwaaxay ahaansho (qof).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh arwaaxsan ↴
arwaaxsanaan [m.f.dh]
eeg arwaaxsan. ld arwaaxsanaansho.
arwaaxsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld arwaxsanaan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg