Asaagso
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)Qof, qof kale oo ka heer sarreeya wax la darajo ah iska dhigid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga asaagso ↴
asaagsasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg