Asaas

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-syo, m.dh)

1. Bilowga wax la samaynayo ama la dhisayo; sal. 2. Marka dhagaxa, ama bulkeetiga, iyo wixi la mid ah dhulka lagu aaso si ay u xajiyaan ama u taageeraan dhismaha derbiga. 3. Wax walxaha taageera ama xejiya ama mid ay ku aasaasmeen.

Asaas

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)

Wax cusub oo la sameynayo bilaabid. ld aasaas².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga asaas

haasaase | maaliki | raasammaal | aasaas | aasaas | aasaasan | aasaasan | aasaasi | aasaasid | aasaasmid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg