Asaaysaar
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:Afo ninkeedii dhintay oo asaay loo saaro.
Asaaysaar
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Afo ninkeedu dhintay asaay u saarid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga asaaysaar ↴
asaaysaarid |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

