Ashahaado
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Qiritaanka in Ilaah mooye, Ilaah kale uusan jirin, Maxamedna (n.n.k.) nebigii uu soo direy yahay.
Ashahaado
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-aatay, -aadatay)In Ilaah mooye, Ilaah kale uusan jirin, Maxamedna (n.n.k.) nebigii uu soo diray yahay qirid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ashahaado ↴
ashahaadasho | laqin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg