Aslaax

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Beer lagu dhaqmo. 2. ld aslaaxid.

Aslaax

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday)

1. (f.g) Hagaajin; dhul in wax lagu beero u diyaarin. 2. (f.mg) Nabad ka a.: nabad dhax dhigid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aslaax

aslaaxi | aslaaxid | aslaaxin | aslaaxsan | aslaaxsanaan | aslaaxsanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg