Aslan

Qaabnaxa: Falkaab | Adverb Isrogrogga:

Erey lagu adkeeyo diidmo. Tus. “Aslanba ha iga qaadin buugga”.

Aslan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Wax la aslay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aslan

aslanaan | aslanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg