Astaajir
Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga: (-rro, m.dh)Awr badan oo isku xiriirsan oo xamuul sida.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga astaajir ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg