Awdmid

Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:

ld awdan¹.


Awdmid

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(daaw.) Xubin daloosha ee jirka ka mid ah oo wada xiranta ama qaarkeed awdmo; sida xiidmaha, halbowlayaasha iwm.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga awdmid

awdmid halbowle wadne | xinjir-roor |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg