Aweyti
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Habaar, cid Eebbe looga baryo in uu dhaqso u dhinto.
Aweyti
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-iyay, -iday; -iyi)Cid inay dhaqso u dhimato Eebbe uga baryid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aweyti ↴
aweytiyid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg