Awlax

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-xyo, m.dh)

1. Mindi aad u weyn o geela lagu qalo. 2. Jaad warmaha ka mid ah.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga awlax

sawlax | sawlax | sawlaxid | shawlax | shawlaxo |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg