Awrdhaw

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Rimmay gacmeeda lagu sameeyo geedaha aan labeebka ahayn sida timirta; faxlid. 2. ld awrdhebid.

Awrdhaw

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-dhabay, -dhabday; -dhabi)

Geedaha aan labeebka ahayn sida timirta iwm rimay gacmeed ku samayn; faxlid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga awrdhaw

awrdhebid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg