Ay
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Meel geedo badan leh; hawd. 2. Meel cidla ah oo aan la degganayn.
Ay
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(bot.) Eray badanaa lagu isticmaalo dalalka Ustaraaliya, Niyuusilaand iyo Maraykanka oo lagu isticmaalo gobol ay daboosho jidhi; amase, waxaa lagu isticmaalaa gobol dhiraysan oo aan loo bannayn qodaal. Waxaa kaloo si dabacsan loogu isticmaalaa gobol kasta oo dugag ah oo aan loogu talaggelin qodaal.
Ay
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga:(aayay, ayday) U a.: wax hore loo sameeyey waqti dambe ka faa'ideysasho.
Ay
Qaabnaxa: mu.dhm.y Isrogrogga:Magacuyaal yeele oo matala “iyada” ama “iyaga”. Tus. “Maryan Wiil ay tiqiin ayay maanta suuqa ku aragtay”, “Wiilashu guri ay degganaayeen ayay aadeen”.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg