Ayaan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Awood qarsoon oo qofka la socota dhalashada ilaa dhimashada qofka, sababna u noqota xumo iyo samo waxa uu la kulmayo; nasiib; hoodo.
Ayaan
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-aamo, m.l)Dharaar iyo habeenkeed; maalin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ayaan ↴
taada | laayaan | oo | aamminsan | aan | aqoo | aw-daare | ayaamo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg