Aydiyolooji
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(fals.) Mabaadii habeysan oo ku saleysan figrado iyo ujeeddooyin siyaasi ah. ld aydiyooloojiyo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aydiyolooji ↴
aydiyooloojiyo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg