Ayeeyolugdheer

Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:

(c.nafl.) Cayayaan leh jir dhuuban oo dheer, lix lugood oo labada hore madaxa u dhowdahay iyo baalal uu ku duulo oo cuno cayayaanka kale ee yaryar. ld ayeeyolugadheer.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ayeeyolugdheer

ayeeyolugadheer |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg