Aynab

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Laynta dad badan hal mar la wada laayo.


Aynab

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

Dad badan hal mar wada layn.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aynab

aynabid | caynab | daynabo |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg