Aynfaad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Dhibaato aad u ballaaran. 2. ld aynfaadid.

Aynfaad

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Dhibaato aad u ballaaran la kulmid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aynfaad

aynfaadid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg