Aynshaad

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Codka lagu qaado qasaa'idka diiniga ah.


Aynshaad

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Qasaa'id diini ah ku luuqeyn.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aynshaad

aynshaadid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg