Baabbaca-caleen

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-eemo, m.l)

(baay.) Qaybta ballaaran ee caleenta. Waxay yeelan kartaa qaabab kala duwan. Dhirta qaar ka mid ah ayaa in ka badan hal nooc oo b. c.yeesha, kuwaas oo ay ka dhacaan footoosintasiska iyo biyo saariddu.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baabbaca-caleen


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg