Baabbacee

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-ceeyay, -caysay)

Orod gaaban oo laba addin ee hore iyo kuwa dambe midba mar la qaadayo sameyn (neef geel).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baabbacee

baabbacayn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg